Jump to content

Af-Faarisi

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Af-Faarsi)
فارسی ee Af-Faarsi
Dadka kuhadlaan luqadaan

Af-Faarsi (فارسی/پارسی) waa luqad oo lagagahadlo Dalka Iiraan, Sidoo kale waxaa looga hadlaa wadamada kala ah: Afgaanistan, Tadsjikistan, Usbekistan ; iyo Kurdistan.

Faaris waa luqad laga tiro badan yahay gudaha Iran. Dadka ku hadla afka Faaris ee Iran waxay ka yihiin 21 boqolkiiba dadweynaha Iran.