Galayax (ingiriis: african wild dog, african painted dog) waa xayawaan hilibcun oo bidaa'i ka ah Afrika oo dhan. Dunida oo dhan waxaa ku nool ilaa 6,600 galayaxyo. Wuxuu galayaxa nugul u yahay inuu salguur noqdo.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.